Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Canada: Qoys Caruurtii Laga Qaatay


Horaantii toddobaadkan, magaalada Vancouver ee dalka Canada ayaa qoys Soomaali ah waxaa laga qaaday 10 caruur ah oo ay dhaleen. Labadii waalid ayaa iyagana la sheegay in la xiray ka dib markii caruurtooda la qaaday.

Haddaba faahfaahinta sida ay wax u dhaceen, caruurtii meesha ay hadda ku sugan yihiin, sida xaalkoodu noqonayo ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Sheekh Cusmaan Xaaji Maddad oo ah Imaamka Masjidka Al-iimaan ee magaalada Vancouver.

Dhageyso Caruurta la Qaatay
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:54 0:00

XS
SM
MD
LG