Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kongreeska Mareykanka oo Aan Wali Heshiis Gaarin


Iyadoo uu soo dhawaanayo waqtiga kama damebysta ah ee ay tahay in xal lagu gaaro ka hor inta aysan istaagin shaqada dowladda Mareykanka, marka sharciga miiisaaniyaddu ka dhaco, ayaa mudanayaasha Kongaresska ee xisbiyada Jamhuuriga iyo Dimuquraaddiga ay weli isku mari la’ayihiin sidii dowladda loogu ogolaan lahaa inay sii shaqeyso.

Ma jiro illaa iyo hadda xisbi ka tanaasuley booskii uu ka istaagsanaa arrimo soo galootiga ku saabsan oo la isku hayay.

Waryaha VOA Michael Brown, ayaa warbixintan inoo diyaariyay, waxaase inoo soo koobaya Nuur Xasan Nuur.

Dhageyso Kongreeska oo isku heysta arrin ku saabsan soo galotiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:28 0:00

XS
SM
MD
LG