Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tahriibayaal Laga Soo Bad-baadiyay Badda Mediterranean


Muhaajiriin gaaraya 1,400 ayaa laga soo badbaadiyay 24-kii saac ee la soo dhaafay, badda Mediterranean, sida ay sheegeen Ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga .

Meydadka laba ka mid ah dadkaasi ayaa la helay, intii ay howsha gurmadka badnaadinta socotay.

Wariyaha VOA ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali, ayaa warbixintan noo soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG