Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maraykanka oo Joojiyay Kalabar Gargaarka Qaxootiga Falastiin


Dowqladda Maraykanka ayaa joojisay kala-badh gargaarkii ay siin jirtay hay’ad ka tirsan QM oo taageerta qaxootiga Falastiiniyinta.

Talaabadan ayaa la sheegayaa in Maraykanka u ku doonayo inuu cadaadis ku saaro Falastiiniyiinta si ay dib ugu bilaabaan wadaxaajood nabada ee Israel ay la leeyihiin.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ayaa walaac ka muujiyay talaabadan uu Maraykanku ku joojinayo qeyb ahaan gargaarki la siin jiray qaxootiga Falastiiniyiinta.

Dhageyso Warbixinta Maraykanka oo Joojiyay Gargaarkii Falastiiniyiinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:55 0:00

XS
SM
MD
LG