Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Itoobiya oo Xabsiga ka sii Deyneyso 528 Ruux


Dacwad-oogaha guud ee dalka Itoobiya ayaa maanta ku dhawaaqay in la baab'in doono dacwado ka dhan ah maxaabiis gaareysa 528 ruux oo ay ciidanka amnigu xireen intii ay socdeen bannaanbaxyo waaweyn oo sanadkii hore gilgilay magaalooyin dhowr ah oo ku yaalla Itoobiya. Bannaanbaxyadaasi ayaa looga soo horjeeday dowladda Itoobiya.

Dhamaan dadka dacwadahooda la laalay ayay dowladdu sheegtay in ay Arbacada birrito ah dib u heli doonaan xorriyaddooda. Faah-faahinta warkan waxaa inoo haya Nur Xassan Nur.

Dhageyso Maxaabiis Itoobiya laga sii deynayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:59 0:00

XS
SM
MD
LG