Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulllaahi Farmaajo ayaa maanta booqashadiisii ugu horraysay isaga oo madaxweyne ah ku tagay magaalada Garoowe ee caasimadda maamul goboleedka Puntland. Madaxda dawladda Federaalka ka tirsan iyo kuw amaamul goboleedka Puntland ayaa halkaasi ksuoo dhoweeyey. Warbixintan waxaa noo soo diray weriyahayaga Nuux Muuse Birjeeb.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG