Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dalka Laybeeriya oo Doorasho loo Dareeray


Dalka Laybeeriya ayaa maanta oo Talaada ah waxaa loo dareeray goobaha codbixinta si ay dadka codaynayo ay u kala doortaan ciyaaryahankii hore ee caanka ahaa, George Weah iyo madaxweyne ku xigeenka dalkaasi Joseph Boakai. Labadan musharax ayaa u tartamaya sidii ay ubadalilahayeen madaxweynaha ee Ellen Johnson Sirleaf.

Boakai iyo Weah ayaa ku kala badinwaayey natiijadii ka soo baxday doorashadii dalkaasi laga qabtay bishii October, xilligaasi oo uu George Weah ku guulaystay 38.4% halka Joseph Boakai na uu helay 28.8%.

XS
SM
MD
LG