Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo Dib u Bilaabaya Fiisa BixintaTurkiga


Muqaalka Safaaradda Mareykanka ee Ankara, Turkey, Dec. 20, 2016.
Muqaalka Safaaradda Mareykanka ee Ankara, Turkey, Dec. 20, 2016.

Safaaradda Mareykanka ee dalka Turkiga ayaa ku dhawaaqday in ay dib u billaabeyso bixinta fiisaha ay siiso muwaadiniinta Turkishka ah, kaddib markii uu xirnaa adeegani ku dhawaad muddo saddex bilood ah.

Safaarada Mareykanka ee magaalada Ankara waxay sheegtay in bixinta fiisaha muwaadiniinta Turkiga ay billaabi doonto bisha Janaayo ee sanadka 2019-ka.

Labada waddan ayaa horay u dhexmartay xurguf bixinta fiisaha ah, kadib marki Turkiga uu bishii October xiray, Metin Topaz oo ahaa shaqaale ka tirsan Qunsuliyada uu Mareykanka ku leeyahay Istanbul.

Sarkaalkaas ayay Dowlada Turkiga ku eedeysay inuu ka tirsanyahay urur argagixiso.

XS
SM
MD
LG