Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo Qudus u aqoonsaday caasimada Israel


Trump
Trump

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadi shalay ku dhawaaqay in Mareykanka uu si rasmi ah ugu aqoonsaday magaalada Qudus in ay tahay caasimada Israel.

Trump wuxuu sheegay in dowladdiisu ay billaabayso qorshaha ay safaaradda Mareykanka ee Tell Aviv ugu rareyso magaalada Jerusalem ama Qudus.

Tallaabadan ayaa caro iyo qeylop dhaan ka dhalisay dunida Muslimka iyo guud ahaan caalamka. Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa magaalada Qahira nooga soo diray Xuseen Sahnuuni.

Halkaan ka dhageyso warbixinta Saxnuuni
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00

XS
SM
MD
LG