Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxkamadda Sare oo taageertay go'aankii Trump ee xayiraadda socdaalka


Maxkamadda sare ee dalkan Maraykanka ayaa ku dhawaaqaday go’aan guul u ah madaxweyne Trump.

Maxkamadda sare ee maraykanka ayaa go’aan ku gaartay in uu sharci yahay go’aankii xayiraada dhinaca socdaalka ee uu madaxweyne Trump soo saaray.

Ammarka madaxweynaha Maraykanka ayaa saamaynaya dadka ka imanaya dalal 8 ah oo ay 6 ka mid ah muslimiintu u badanyihiin kuwaasi oo ay Soomaaliya ku jirto, waxaana ka mid ah dalalkaasi Chad, Iran, Libya, Kuuriyada Waqooyi, Syria,Venezuela, iyo Yemen.

Warbixin faahfaahsan oo arrintan ku saabsan oo ay soo diyaarisay Sahra Cabdi Axmed, ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Warbixin ku saabsan go'aanka maxkamadda sare ee Maraykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:58 0:00

XS
SM
MD
LG