Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia: Diiwaan-galinta Xisbiyada oo Bilaabatay


Guddiga Doorashada Madaxabannaan ee Soomaaliya ayaa maanta bilaabay diiwaangelinta xisbiyada siyaasadeed markii ugu horraysay muddo 48 sano ah, waxayna ka dambaysay markii sannadkii hore uu baarlamaanku ansixiyey sharciga furashada xibsiyada.

Xibsiyada ayaa xilligan loo diwaangeliyey qaab ku meelgaadh ah ilaa ay kasoo wada buuxinayana shuruudaha.

Haaruun Macruuf ayaa tallaabadan ka waraystay Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dooorashada Xaliimo Ismaaciil Ibraahim.

Dhageyso Diiwaan-galinta Xisbiyada
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:56 0:00

XS
SM
MD
LG