Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xuska Mowliidka oo Ohio laga Qabtay


Bisha Rabiicul Awal ee tirsiga Islaamka, waxaa sanad walba la qabtaa munaasabad lagu weyneynayo dhalashada Nabi Maxamed NNK. Meelaha sida weyn munaasabaddan looga maamuusay waxaa ka mid ah magaalada Columbus ee gobolka Ohio, halkaas oo habeenkii xalay ahaa munsaabad dhalashada Nabiga la xiriirta lagu qabtay.

Wariyaha VOAda ee Ohio, Cabdikaafi Muuse Aadan ayaa xafladaas joogay, warbixintanna soo diray.

Dhageyso Xuska Mowliidka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:34 0:00

XS
SM
MD
LG