Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Masar: Biyaha Nile-ka Lama Taaban Karo


Madaxweynaha dalka Masar Cabdifitaax al-Siisi ayaa sheegay in biyaha wabiga Nile-ku ay Masar uga dhigan yihiin geeri iyo nolol, isla markaana aan la taaban karin, isaga oo ka hadlayey biyo xireenka ay Ethiopia dhawaan sameysay.

Madaxweyne al-Siisi ayaa dhawaan arrintan wadahadal kala yeeshay labada Madaxweynaha Sudan, Cumar Xasan al-Bashiir iyo Ra'iisal Wasaaraha Ethiopia, Haila Mariam Daselegne.

Dhageyso Warbixinta Wabiga Nile
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:31 0:00

XS
SM
MD
LG