Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa sidee xaaladda Mugabe?


Mudanayaasha Congresska Mareykanka ayaa soo dhaweeyay tallaabada ay qaadeen milatariga Zimbabwe ee u muuqata inay xukunka kaga tuureen Madaxweynihii dalkaasi Robert Mugabe, in kastoo ay ka soo horjeesteen talaabada Militarigu uu xabsi guri ku geliyay madaxweynaha 93 jirka ah ee 37 sanadood dalkaasi xukumayay.

Haddaba, Robert Mugabi waa nin noocee ah? Siduu ahaa xiriirka kala dhaxeeya madaxda Africa? Maxaase lagu xusuustaa xukunkiisii 37 sanadood uu Zimbabwe ku xukumayay? Talaabada u muuqata mid lagu afgambiyay ma tahay mid ay soo dhaweynayso Afrika iyo beesha caalamka?

Su’aalahaa iyo kuwo kale ayaa wariyeheenna Jamaal Axmed Cismaan uu weydiiyay, Professor Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ka faalooda arrimaha Africa kuna sugan magaalada Nairobi.

Dhageyso Xaaladda Mugabe
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:22 0:00

XS
SM
MD
LG