Isku xirrada

Mareykanka oo joojinaya Visa-ha nasiibka


Madaxweynaha Dowlada Mareykanka Donald Trump, ayaa sheegay inuu kala shaqeyn doono Koongareeska sidii loo joojin lahaa barnaamijka bakhtiyaa-nasiibka ee sanad walbaa ay kumannaan ruux ku yimaadaan Mareykanka.

Arrintan ayaa ka danbeysay kadib marki la sheegay in ninki Talaadadi baabuurka dadka ku jiirsiiyay gudaha magaalada New York uu ku yimid barnaamijkaasi loo yaqaano Lottery Visa.

Haddaba wariyaheena gobolka Minnesota Maxamud Mascadde, ayaa muhiimada barnaamijkan iyo cidda ku timaada Mareykanka weydiiyay, Amin Harun oo ah sharciyaqaan dagan magaalada Minneapolis.


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG