Isku xirrada

Jabuuti oo dhaqaatiir usoo dirtay Muqdisho


Zoobbe7

Dhakhaatiir iyo xirfadlayaal kale oo caafimaad oo ka socda dalka Jabuuti ayaa maanta yimid magaalada Muqdisho.

Wafdigan waxaa hoggaaminayey wasiirka caafimaadka ee Jabuuti waxayna dalka soo gaahdiisyeen sidoo kale deeq daawo ah

Ujeeddadooda ayaa ah inay ka qeyb galaan gurmadka loo fidinayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxii weynaa ee 14-kii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho.

Khadka telefoonak ee Muqdishu ayaa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac uu kula xidhiidhay Aadan Xasan Aadan oo ah safiirka Jabuuti ee Soomaaliya.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG