Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Odinga oo Qaadacay Doorashada 26-ka October


Raila Odinga (Dhexda)
Raila Odinga (Dhexda)

Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa sheegay inaanu ka qaybgeli doono doorashada ku celiska ah ee madaxtinnimada oo lagu waday inay dhacdo 26-ka October.

Odinga ayaa ku baaqay in guddiga doorashada ay ku dhowaaqaan waqti cusub oo ay doorashadu dhacdo, isgaoo dalbaday doorasho lagu kalsoonaan karo.

Dhinaca kalea madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa isagu ku adkaystay in doorahadu aysan waxba iska beddeli doonin inay dhacdo xilligii loogu talo galay.

Maxamed Cabdi Sandheere ayaa saamaynta ka bixitanaka Odinga iyo tallaabada xigta waxa uu ka waraystay Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ka faallooda arrimaha Geeska Afrika.

DHageyso Odinga oo Qaaddacay Doorashada
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:10 0:00

XS
SM
MD
LG