Isku xirrada

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha


Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Somalia

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah afar hablood oo ka kala tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Somalia, waxayna ka jawaabayaan su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA.

Barnaamijka waxaa soo diyaarisay, soona jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG