Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Duufaanta Maria oo Korontada Ka Jartay Puerto Rico

David Cruz Marrero watches the waves at Punta Santiago pier hours before the imminent impact of Maria, a Category 5 hurricane that threatens to hit the eastern region of the island with sustained winds of 165 miles per hour, in Humacao, Puerto Rico, Sept.

Duufaanti ugu xooganeyd oo ku dhawaad muddo 90 sana ah ku dhufata Jaziirada Puerto Rico ayaa damisay gabi ahaanba korontada jaziiradaasi oo ay ku noolyihiin 3.4 million oo ruux.

Duufaanta Maria oo saacadiiba jareysay 185 km, ayaa Arbacadii buburisay boqollaal gurya ah halka ay sababtay fatahaado xoog leh.

Khubarrada dhinaca saadaasha hawada ayaa sheegay in awoodda duufaanta ay hoos ugu soo dhacday darajada labaad halki ay awal ku socotay qeybta shanaad, laakinse laga cabsi qabo in mar kale ay kor usii kacdo Khamiista maamta ah.

Tan iyo marki ay bilaabatay duufaanta Maria, ayaa waxay ay dishay ilaa iyo sagaal ruux guud ahaan dalalka la isku yiraahdo Caribbean-ka.

XS
SM
MD
LG