Isku xirrada

Trump oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Qaramada Midoobay


Madaxweynaha maraykanka Donald Trump ayaa khudbaddii uu ka jeediyay golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay ku soo bandhigay siyaasadda maamulkiisa cusub ee ku wajahan arrimaha caalamka ee xilligan taagan.

Ugu horrayn madaxweyne Trump waxa uu tilmamay in dhammaan madaxda caalamka ee ka soo qaybgalaysa kulankan ay matalayaan danaha dalkooda, sidaasi daraadeedna ay siyaasadiisu tahay mid mudnaanta koowaad siinaysa qaranka maraykanka.

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso warbixin ku saabsan khudbadda madaxweyne Trump.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG