Isku xirrada

War Deg-Deg ah

IOM Iyo UNICEF oo War Ka Soo Saaray Tacaddiga Lagula Kaco Tahriibayaasha


Hey’adda socdaalka caalamiga ee IOM iyo hay'adda Q.M. u qaabilsan caruurta ee UNICEF, ayaa warbixin ay soo saareen ku sheegay in caruurta muhaajiriinta iyo qaxootiga ee isku dayaya inay u tahriibaan Yurub ay la kulmaan xag dugub xuquuqda aadanaha oo heerkoodu sareeyo.

Warbixin cusub oo ay wada jir u soo saareen labadan hey’adood ayaa lagu sheegay in 77 boqolkiiba kuwa tahriibaya ee maraya badda Medhetereeniyaanka ay wajahaan tacaddiyo toos ah oo kala duwan.

Wariyeheenna Xuseen Barre Aaden ayaa warbixintan inoo soo koobaya.

Dhageyso warbixinta IOM iyo QM
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:01 0:00

XS
SM
MD
LG