Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Yaa Ku Guuleystay Doorashada Baarlamaaniga Norway ?


Ra'isulwasaaraha Norway Erna Solberg, gabadheeda Ingrid Solberg Finnes iyo lataliye Sgbjorn Aanes, Oslo, Norway, Sept. 11, 2017.
Ra'isulwasaaraha Norway Erna Solberg, gabadheeda Ingrid Solberg Finnes iyo lataliye Sgbjorn Aanes, Oslo, Norway, Sept. 11, 2017.

Xisbiga talada haya ee garabka midig ee dalka Norway ee ay hogaamiso Ra’isulwasaare Erna Solberg ayaa guul ka sheegtay doorasho baarlamaani ah oo dalkaasi ka dhacday Isniintii.

Isbaheysiga uu majaraha u hayo xisbiga mucaafidka ah ee Ra’isulwasaare Solberg ayaa sheegay in ay ku guuleysteen 89 kursi oo ka mid ah 169-ka kursi ee baarlamaanka, xilli hada la tiryay in ka badan 90 boqolkiiba codadka doorashada.

Nur Bukhari ayaa faah-faahinta doorashadan ka wareystay Saciid Maxamuud oo ah saxafi dagan magaalada Oslo ee caasimada dalka Norway.

Halkaan ka dhageyso wareysiga doorashada Norway
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:49 0:00

XS
SM
MD
LG