Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cunaqabateyn La Saaray Kuuriyada Waqooyi


Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si weyn isugu raacay qaraar cunaqabteyn cusub oo dhinaca dhaqaalaha ah lagu saaray dalka Kuuriyada Waqooyi.

Cunaqabateyntan cusub ayuu goluhu sheegay inuu uga jawaabayo tijaabadi ay Kuuryada Waqooyi ku tijaabisay saddexdi bishaan September gantaal niyukleer ah.

Danjiraha Mareykanka u fadhida Qaramada Midoobay Nikki Haley ayaa sheegtay in aduunyada aysan waligeed aqbali doonin in Waqooyiga Kuuriya ay isku hubeyso bam niyukleer ah.

Haddii ay cunaqabatentani dhaqangasho, waxay Waqooyiga Kuuriya saddex meelood meel weyn doontaa saliida ay dibadda u dhoofiso.

XS
SM
MD
LG