Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweeney Soomaali ah oo lagu Dhaawacay Ohio


Wararka naga soo gaaraya magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalkan Mareykanka ayaa sheegaya in xalay haweeney Soomaaliyeed uu dhaawac nin la sheegay inuu uu ahaa caddaan xilli ay ka soo baxeysay shaqo.

Dhacdadan ayey wariyeheenna Sahra Cabdi Axmed ka wareysatay, wariye Xaashi Xersi oo ah wariye madax banaan oo magaalada ku suggan.

Wareysi: Xaashi Xersi
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:18 0:00

XS
SM
MD
LG