Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Waxyaabaha u Gaarka ah Xajka Sanadkan


Ku dhawaad 3 milyan oo Muslimiin ah ayaa maanta iyo labada maalmood ee xiga sii joogi doona mashcarka Mina, halkaasoo ay dhagax-tuurka 3-da ah ku gudan doonaan, hase yeeshee xujeyda dag dagsan ayaa laba maalmood oo kaliya kusoo koobi doona, si ay dawaafka sagootinta u gutaan kaasoo ah midka ugu dambeeya tiirarka xajka.


Haddaba tirada dadka xajiyay iyo waxyaabaha uu xajka sanadkan kaga duwanaa kuwii ka horeeyey waxaa warbixintan nooga diyaariyay Jacfar Kukay.

Dhageyso Warbixinta Xajka ee Sanadkan
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:37 0:00

XS
SM
MD
LG