Gobolka Texas ee dalkan Maraykanka waxaa ka dhacday duufaan loogu magac daray Harvey, taas oo dad ku dhinteen.
Barnaamijka Amuuraha Maraykanka waxaa marti ku ah Yaxye Maxamed oo hore ula soo shaqeeyey hay'adda Laanqayrta Cas oo ku sugan Minnesota iyo Garyaqaan Intisaar Cali Fidhin oo ku sugan gobolka Texas gaar ahaan magaalada ay duufaantu sida weyn ugu dhufatay ee Houston.
Haddaba Barnaamijka Amuuraha Maraykanka ayaan ku soo qaadanaynaa, waxaana innala socodsiinaya Maxamed Cabdi Xasan Sandheere.
Facebook Forum