Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Doorashada iyo Musuqmaasuqa


Ololayaashii doorashada Kenya ayaa maanta istaagay sida qorshuhu ahaa lama maalmood ka hor marka ay dhacayso doorashada guud ee dalkaasi. Inkastoo haddaba la ammaano dimoqraadiyadda Kenya gaar ahaan sida ay ud hacday doorashadii u dambaysay haddana waxxyaabaha waddanka ragaadiyey waxaa ka mid ah musmaasuqa oo la sheegay inuu aafeeyey siyaasadda hore iyo bulshada hooseba ilaa booliiska waddooyinka jooga. Haddaba saamayn intee le’eg ayey go’aanka codbixiyayaasha ku leeyihiin musuqmaasuqa iyo wax is-daba-marinta? Maxamed Cabdi Sandheere ayaa arrimahan ka waraystay Cusmaan Ibraahim Maxamed oo ku takhasusay maamulka, joogana Mombasa.

Dhageyso Doorashada Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:26 0:00

XS
SM
MD
LG