Isku xirrada

War Deg-Deg ah

FBI oo Baareysa Weerarkii Masjidka Darul Faruq


Hay’adda danbi-baarista Mareykanka ayaa sheegtay in ay bilowday baaritaan ku saabsan qarrax aroornimadi hore ee shalay (Sabti) lala beegsaday masaajidka Darul-Faruq ee magaalada Bloominton ee gobolka Minnesota.

Muslimiinta iyo dadka heysta diimaha kale ee dagan magaalada Bloomington ayaa shalay isugu yimid banaanka masaajidka, halkaas oo ay si wada jir ah ugu cambaareeyeen qaraxi loo geystay masjidka.

Faah-faahinta warkaan waxaa magaalada Minneapolis kasoo diray wariyaheena Maxamud Mascadde.

Dhageyso Qeybaha Diimaha kala duwan oo Cambaareyay weerarkii Masjidka Darul Faruq
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:33 0:00

XS
SM
MD
LG