Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wiilal Soomaali ah oo Lagu Dilay Dalka Canada


Booliska magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa ugaarsanaya nin wajiga soo duubtay oo habeenkii Isniinta toogasho ku dilay laba ruux oo uu mid ka mid ahi ahaa Soomaali.

Ninkan la raadinayo ayaa sidoo kale dhaawacay afar kale. Sidoo kale wiil kale oo Soomaali ah ayaa Talaadadi shalay lagu dilay isla magaalada Toronto.

Jacfar Kuukaay ayaa warbixintan ku eegaya.

Soomaali lagu dilay dalka Canada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:24 0:00

XS
SM
MD
LG