Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Toddobaadka Soomaalida ee Toronto

Magaalada Toronto ee dalka Canada, waxaa lagu soo geba gebeeyey toddobaadkii Soomaalida ee cayaaraha. Haddaba waxaan idinla wadaageynaa qaar ka mid ah sawiradii laga soo qaaday tartankii cayaaraha.

Kuwo kale

XS
SM
MD
LG