Isku xirrada

Duqa Minneapolis oo Difaacday Soomaalida


Betsy Hodges

Duqa magaalada Minneapolis Betsy Hodges ayaa qoraal ay Arbacadi shalay ku shaacisay barta ay ku leedahay Facebook ku sheegtay in bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Minneapolis aysan mas'uul ka aheyn dil la sheegay inuu uu askari Soomaali Mareykan ah uu Sabtidi u geystay haweeneey Cadaan ah oo aanan hubeysneyn.

Qoraalka duqa magaalada Minneapolis iyo araktida Soomaalida ku nool magaalada Minneapolis ay ka qabaan arrintani waxaa warbixintaan kasoo diray wariyaheena gobolka Minnesota Maxamud Mascadde.


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG