Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee todobaadkaan waxaa uu ku saabsanyahay qaybtii 1aad ee Biyaha. Waxaa noogu marti ah Injineer Muuse Kooshin oo biyaha ku taqasusey. Muuse waxaa uu qaybtan uga hadlayaa biyaha hoose ee dhulkaku jira.
Waxaa barnaamijka diyaariyey Jaamac Buulle Jaamac.
Embed
share
Wicitaanka
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:24:56
0:00
La soco qaybta labaad todobaadka danbe.