Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trump oo Kusii Jeeda Paris


President Donald Trump waves as he walks to Marine One, July 12, 2017, in Washington, as he heads to Paris for Bastille Day.
President Donald Trump waves as he walks to Marine One, July 12, 2017, in Washington, as he heads to Paris for Bastille Day.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, oo hadda ka hor magaalada Paris ee caasimada France ku tilmaamay meel aanan ammaan aheyn sababo la xiriira argagixisada ayaa jadda kusii jeeda halkaasi.

Trump oo ay safarkiisa ku wehliso marwada koowaad ayaa shalay gabal dhicii ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Joint Base Andrews ee duleedka Washington.

Wuxuu magaalada Paris uga qeybgali doonaa xuska maalinta qaranka France. Jimcahana wuxuu wadahalo la yeelan doonaa madaxweynaha France Emmanuel Macron, Isla Jimcaha wuxuu France kaga qeybgali doonaa xuska boqol sano guuradi kasoo wareegatay marki ay ciidamada Mareykanka galeen dagaalki 1-aad ee dunida.

XS
SM
MD
LG