Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsiga Boosaaso oo Weli Xiran


Ganacsiga Boosaaso
Ganacsiga Boosaaso

Waxaa mar kale maanta albaabadu ay u laaban yihiin suuqyada magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ganacsatadu waxa ay sheegeen in xirnaashahaasi uu daba-joogo canshuur dheeraad ah oo lagu soo rogay.

Maamulka Puntland oo aan isku daynay inaan la xiriirno oo aan arrintan wax ka weydiino, ilaa haatan nooma suurtogelin inaan ku qancino mas’uuliyiinta inay ka hadlaan murankan ka taagan canshuurta cusub ee la sheegay in lasoo rogay.

Xaaji Maxamed Siciid waxa uu kamid yahay ganacsatada Boosaaso, waxaanu khadka taleefoonka uu ugu warrmaya Jacfar Kukay oo Washington jooga, waxaanu ugu horreyn ka hadlayaa xaaladda suuqyada boosaaso ee xilligan.

Ganacsiga Boosaaso oo xiran
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:55 0:00

XS
SM
MD
LG