Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka Oo Xusay Maalinta Xorriyadda


Dabaaldagga xuska maalinta xorriyada Mareykanka. Washington DC, 4 Juli 2017. (Foto: VOA Video/Screengrab)
Dabaaldagga xuska maalinta xorriyada Mareykanka. Washington DC, 4 Juli 2017. (Foto: VOA Video/Screengrab)

Shacabka Mareykanka ayaa shalay iyo xalay si weyn ugu dabaaldagay xuska maalinta xorriyada ee 4-ta July.

Hadaba sanadkaan munaasabada maalinta xorriyada Mareykanka ma aheyd mid farxad leh, sideyse dadku ugu dabaaldageen.

Wariyaha VOA-da Arash Arabasadi, ayaa warbixintan kasoo diray bartamaha magaaladan Washington, gaar ahaan halki ay ka dhaceen munaasabadihi waaweynaa ee ay caasimada Mareykanka xalay ugu dabaaldagtay Xuska Maalinta Xorriyada Mareykanka. Waxaa soo koobaya Nur Hassan Nur.

Sidoo kale wariyaheena gobolka Minnesota Maxamud Mascadde ayaa isna la kulmay qaar ka mid ah Soomaalida gobolkaasi oo iyana xalay xusay munaasabad ay ugu magac dareen xuska maalmaha xorriyada ee Soomaaliya iyo Mareykanka.

Dhageyso warbixinada xuska July 4
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:27 0:00

XS
SM
MD
LG