Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Wasiirka Beeraha ee Somalia, Siciid Xuseen Ciid oo ka hadlaya bariis caag ah oo laga hadlayey inay suuqa Somalia la keenay.
Barnaamjika waxaa inoo haya Ridwaan X. Cabdiwali