Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xulufada Carabta oo u Hanjabay Qatar


Prince Mohammed bin Salman
Prince Mohammed bin Salman

Dawladaha xulufada Carbeed ee horkacaya in cilaaqaadka loo jaro dalka Qatar ayaa mar kale ku baaqay in dalka Qatar uu aqbalo qodobo 13 ah oo ay hore ugu gudbiyeen, haddii ay taasi dhici waydana ay suurogal tahay inay qaadaan tallaabooyin adag oo aan ka laabasho yeelan doonin.

Haddaba xiisadda sii xumaanaysa ee u dhexeysa Qatar iyo Xulafada Carbeed iyo dhawaaqan cusub ee ka soo yeedhay Sucuudiga iyo Imaaraadka ayaa Ismaaciil Xuseen Farjar waxa uu ka waraystay Cabdicasiis Calas Cartan oo falanqeeya arrimaha Carabta oo ku sugan magaalada Qaahira.

Wareysi: Cabdicasiis Calas Cartan
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:38 0:00

XS
SM
MD
LG