Isku xirrada

Warbixin Gaar ah: Xuska Xoriyadda Jabuuti


Djibouti

Dalka Jabuuti waxaa maanta laga xusay sannad-guuradii 40-aad ee kasoo wareegtay markii dalkaasi uu xorriyadda ka qaatay gumaystihii Faransiiska.

Munaasabado ballaadhan ayaa xalay illaa maanta dalkaasi ka dhacayey.

Haddaba kusoo dhowaada barnaamij gaar ah oo aan kaga hadlayno waxyaabaha u qabsoomay iyo kuwa aan u qabsoomin Jabuuti muddadaasi 40-ka sano ah ee dalku uu xorriadda ahaa.

Warbixintan gaarka ah waxaa inoo diyaariyey Ismaaciil Xuseen Farjar.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG