Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhageyso Mukhtaar Rooboow iyo Isbadalka Xaalkiisa


Sh. Mukhtar Robow
Sh. Mukhtar Robow

Wasaarada Arrimaha Dibadda ee Mareyknaka ayaa shaley ku dhawaaqdey in ay ka saartey liiska dadka lacagta hore ay u dul-dhigtey kuxigeenkii Alshabab, Muqtaar Roobow Abu Mansoor oo wayadanba si gaar ah u joogay gobolka Bakool.

Shan sano ka hor, bishii June ee 2012 ayaaa la saarey madaxa Abu Mansoor 5 Malyan oo doolarka Mareyka ah. Khuburada ka faaloota Al-shabab iyo arrimaha gobolka ayaa u arka tani in ay tahay, in dowlada Mareykanka aysan hab ciidan oo kaliya ku wajahaynini dagaalka ka dhanka ah Al-shabab.

Sahra Cabdi Axmed aya warbixin dhinacyo badan ah nooga diyaarisay.

Abuu Maansuur
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:09:01 0:00

XS
SM
MD
LG