Isku xirrada

Hoos-u-dhac ku Yimid Waxbarashada Dadka Waaweyn


Machadka waxbarasada dadka waaweyn iyo dhalinyarada ee Hya’adda Waxbarashada, Cluunta iyo Dhaqnaka ee Qaramada Midoobay UNESCO ayaa sheegtay in dib u dhac lagala kulmay tirada dadka waaweyn ee iyo dhalinyarada ee wax akhrin kara aama qori kara waddamada Afrika eek a hooseeya saxaaraha.

Daraasadda ay hay’addu soo bandhigtay ayaa muujinaysa in haddii dib u dhaca jira socdo aan la hanan karin yoolkii waxbarashada dadka waaweyn iyo dhalinyarada Afrika ee sanandkan 2030-ka.

Haaruun Macruuf ayaa hadda dhibaatadan ka waraystay Sarkaal sare oo Hya’adda UNESCO u qaabilsan waxbarashada Dadka Waaweyn iyo Dhalinyarada, Xasan Cabdi Kaynaan oo ku sugan Jarmalka.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG