Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Maxamed Ibraahim oo ka tirsan xisibiga Muxaafidka ee dalka Britain, waxana uu falanqeynayaa guul-darradii dhawaan ku dhacday xisbiga RW-e Theresa May.
Barnaamijka waxa inoo haya Ridwaan Xaaji Cabdiwali.