Isku xirrada

Dadkii u Codeeyey Trump oo ka Walaacsan Weeraro Argagixiso


Weerarada ay kooxaha xagjirka ah ka gaysteen London iyo kuwii hore uga dhacay Faransiiska iyo Biljamka ayaa cabsi badan ku abuuray dadka deggan gobollada dhexe ee Maraykanka.

Waxay ka baqayaan in weerraradaasi oo kale ay ka dhici karaan waddankan.

Warbixino ay VOA ka diyaariysay sida ay dadka ku nool dhulka miyiga ee dalkan Maraykanka ugu codeeyeen madaxweyne Trump, ayaa sidoo kale taabanaysa waxyaabaha ay ka cabsi qabaan oo ay ku jiraan weerarro argagixiso.

Deepak Dobhal ayaa warbixintan VOA uga soo diray Boscobel oo ka tirsan Gobolka Wisconsin. Jamaal Axmed Cusmaan ayaa soo jeedinaya.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG