Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo ka Baxay Heshiiskii Cimilada ee Paris


Trump Climate
Trump Climate

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanka uu ka baxay heshiiskii caalamiga ahaa ee Paris ee isbedelka Cimilada ee sanadlii 2015kii ay saxiixeen dalal ku dhow 200 oo uu mareykanka hormuud ka ahaa.

Madaxweyne Donald Trump ayaa go’aankan ku dhawaaqay Qamiistii shalay, isagoo fulinaya mid ka mid ah balamihii ugu waaweynaa ee uu qaaday intii uu ku jiray ololihiisii doorashada, hase yeeshee halis gelinaya dadaalkii caalamagi ahaa ee la tacaalidda cimilada sii kululaaneysa ee Dunida.

Warbixin Arrintan ka hadleysa oo uu inoo diyaariyayay Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan. halka hoose ka dhageyso:

Dhageyso Warbixin Ka bixista Mareykanka ee Heshiiskii Paris
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:35 0:00

XS
SM
MD
LG