Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaraxyo lagu qabtay Boosaaso

Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ciidamada amnigu ay qabteen laba qof iyo walxaha qarxa oo badan oo lagu soo qariyey baabuur waday khudaar. Ciidamada ayaa la sheegay inay baabuurka ku joojiyeen kontorool laga soo galo magaalada, kadibna baaritaan ay sameeyeen ku heleen agab badan oo ah walxaha qarxa.

Warar Kale

Kuwo kale

XS
SM
MD
LG