Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waqooyi Bari Kenya: Carro ka Dhalatay Geel la Laayey


Geel
Geel

Gobolka Soomaalida ee Waqooyi Bari Kenya ayaa waxaa ka taagan carada ay dadku ka qaadeen in ka badan 120 neef oo geel ah oo rag ku labisnaa dareyska ciidamada amiga ee Kenya ay ku dileen deegaanka Boko iyo Bisan Hargeysa oo ku yaalla xuduuda deegaanka Tana River iyo Kitiu

Koox sharciyaqano ah oo ay hogaamineyso gabadha u loolamaysa kursiga dumarka ee count-ga Gaarissa Marwa CeeblaYurub Sahal ayaa gaaray goobta geela lagu laayay.

Wariyeheenna Maxamed Faarax Shire ayey Ceebla u warantay.

Wareysi: Ceebla Yurub Sahal
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:42 0:00

XS
SM
MD
LG