Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxkamad Diiday Dhaqangalka Go'aankii Trump


FILE - The U.S. Supreme Court building is seen in Washington, April 4, 2017.
FILE - The U.S. Supreme Court building is seen in Washington, April 4, 2017.

Maxkamadda sagaalaad ee Racfaanka ee Federaaliga ah ee Mareykanka ee ku taalla magaalaa Richmond ee xarunta gobolka Virginia, ayaa diiday inay xayiraadda ka qaaddo amarkii Madaxweyne Trump ee ka dhanka ahaa dadka ka soo jeeda lix wadan oo Muslim ah in ay soo galaan Mareykanka muddo sadex bilood ah.

Maxakamaddu waxey sheegtay in go’aanka madaxweynaha uu ka turjumayo hadaladii muslim naceybka ahaa ee uu jeediyay intii uu ku jiray ololihii doorashada ee sanadki 2016kii.

Wariyeheenna Nuur Xassan Nuur ayaa arrintan ka wareystay garyaqaan Cabdinaasir Maxamed Cabdullaahi oo ah qareen ka howlgala magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.

XS
SM
MD
LG