Isku xirrada

Trump oo la Hadlaya Madaxda Dalalka Islaamka


Waxaa goor dhow bilaabanaysa khudbad uu shirka Carabta iyo Islamaka iyo Maraykanka u jeedinayo Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo booqashadiisii ugu horraysay ku jooga dalka Sucuudiga. Madaxda ka qaybgalaysa shirkaasi waxay ka kala socdana ilaa 56 waddan oo ay matalayaan madaxweynayaal iyo wufuud kale. Madaxda joogta waxaa ka mid ah mnadaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Warbixintan waxa magaalada Qaahira ka soo diray Xuseen Saxnuuni.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG