Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Suuriya oo Lagu Eedeeyey Dilal Wadareed Maalinle Ah

This image provided by the State Department and DigitalGlobe, taken Jan. 15, 2015, a satellite image of what the State Department described as a building in a prison complex in Syria that was modified to support a crematorium.

Mareykanka ayaa ku eedeeyey Dowlada Suuriya dilal wadareed ay maalin walba u geysato maxaabiista ku jirto xabsiyada ay maamusho dowlada.

Waaxda arrimaha dibada Mareykanka ayaa sheegtay in saraakiisha ciidamada Suuriya marka ay dilaan maxaabiista ay meydadkooda ku gubaan bannaanka magaalada caasimadda ah ee Dimishiq.

Warka ayaa intaasi ku daraya in maalin walba xabsiga Saydnaya lagu daldalo ilaa iyo 50 maxaabiis.

Makhaaziinada lagu gubo meydadka ayaa la sheegay in Dowlada Bishaar Al Asad ay ku qarineyso cadeymaha dilalka tirada badan ee ay u geysaneyso dadkeeda.

XS
SM
MD
LG