Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamo Qarax Lagula Eegtay Duleedka Kismaayo


Ciidamo ajanabi ah oo ay la socdeen ciidamo Soomaali ah oo ka tirsan maamulka Juubaland ayaa maanta qarax miino lala eegtay duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.

Qaraxan ayaa sababay dhimashada tiro ka tirsan ciidamada, halka kuwo kalena ay ku dhaawacmeen.

Xasan Ciraaqi oo ka tirsan afhayeennada cidiamada maamulka Jubbadaland ayaa VOA u sheegay in ciidamada la weeraray ay ka soo laabteen howlgal ay ku guda jireen oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab.

Falastin Axmed Iman ayaa khadka taleefonka ku wareysatay Xasan Ciraaqi.

Qarax ka dhacay Jubbada Hoose
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:53 0:00

XS
SM
MD
LG