Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maraykanka oo Ciidan u Diray Somalia


Saraakiil Maryakan ah ayaa VOA u sheegay in ciidamo Maraykanka la geeyay magaalada Muqdisho ee dalka Somalia si ay tababar u siiyaan ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Tiro kooban oo ciidamo ah ayaa 2-dii bishan ka dagay magaalada Muqdisho, waxaana saraakiishu sheegeen in tagista ciidankaasi ay codsatay dowladda Somalia.

Hore waxaa u joogay ciidan kooban oo tababarayaal ah Somalia.

XS
SM
MD
LG